Duqa Muqdisho oo ka degay Magaalada Baydhabo & Xog ku aadan ujeedada safarkiisa (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed, halkaas oo ka dhici doono shirka Amniga Qaranka. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay ujeedka shirkani inuu yahay mid daba socda shirarkii kal hore lagu qabtay magaallada Muqdisho. Isagoo rajo wanaagsan ka … Continue reading Duqa Muqdisho oo ka degay Magaalada Baydhabo & Xog ku aadan ujeedada safarkiisa (Daawo Sawirro)